Qorshaha Ciidamada AMISOM uga baxayaan Muqdisho Stadiom oo bilowday

Ciidamada Nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ee AMISOM ayaa toban sano kadib bilaabay qorshihii ay uga baxi lahaayeen garoonka Kubada Cagta ee Muqdisho Stadiom oo xarun ciidan u aheyd. Wakiilka gaarka ah ee Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Madaxa hawlgalka AMISOM ee Soomaaliya Fransisco Madeira ayaa shaaca ka qaaday in uu bilowday qorshaha ka … Continue reading Qorshaha Ciidamada AMISOM uga baxayaan Muqdisho Stadiom oo bilowday